Bal kawaran hadii Hooyo macaan kusoo wacdo oo ay kugu dhahdo "Lacag ayaa laygu haystaa waana lay xidhayaa ee intaas kusoo dir nambarkaan oo I badbaadi" Maxaad samayn lahayd? Waad diri lahayd sowmaaha isla markiiba.
Arrintan ayay qabsatay nin maalin hore la waraysanayay qolo scammers Nigerian ah ayaa intay codka hooyadii soo heleen AI-ga Eleven Labs geeyeen ayay codkeedii oo koobi ah sameeyeen kadibna isaga kula soo hadleen😳
Waxay kamid tahay halisaha ay keentay artificial Intelligence, ee hala is ilaaliyo 😂
Teeda kale yaa xasuusta 2012kii qolo dadka facebook ku dhihi jirtay waxaan ahay gabar taajirad ah oo aabaheed lacag badan ugaga dhintay oo dhaxalka lagu heysto ee lacag iisoo dir😂😂😂 barnaamijkaas mid aniga lacag iga deensaday oo laga cunay aqaanaa oo dhuuni ahaan jiray 😂


Post a Comment
0Comments