No title

Abdiwahid Fantastic
By -
0

 Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga , Hakan Fidan ayaa uga digay Iran, taageerrada ay siinayso kooxda kurdida Suuriya ee SDF oo doonaysa gobollada ay maamusho inay ka goostaan dhulka Suuriya intiisa kale . 


Isagoo arrintaa ka hadlaya , wuxuu yiri ; “Haddii aad qalalaase ka abuurto waddan kale, kuwa kalena sidaas oo kale ayay kugu samayn karaan! Wax qarsoon ma jiraan— Haddii aadan doonayn in dhagxaan daaqadaada lagu soo tuuro, kuwa kale ha ku tuurin..


!

Tags:

Post a Comment

0Comments

Please Select Embedded Mode To show the Comment System.*